Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo soo bandhigtay nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland

0
180
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Jubbaland  ayaa soo bandhigey nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland,bandhiga koowaad ee nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland ayaa mudo bil ah ka socday magaalada Kismaayo waxaana kasoo qeyb galay Agaasimaha iyo shaqaalaha Wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Jubbaland C/rahmaan Cabdi Ahmed ayaa faahfaahin ka bixiyey mashruuca uu soo bandhigey ee nidaamka maaraynta xogta deeqaha Jubbaland xiliga la daahfurayo iyo cidda caawisay.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.