Dhalinyarada magaalada Kismaayo oo loogu baaqay inay bartaan xirfadaha Farsmada Gacanta

0
10
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala xarumo badan oo lagu barto xirfadaha farsamada gacanta kuwaas ay wax ka bartaan dhalinyarada iyo Haweenka kunool magaalada Kismaayo, Dhalinyarada magaalada Kismaayo ayaa loogu baaqay inay bartaan xirfadaha Farsmada Gacanta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.