Xirfadda Solar System-ka oo shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Kismaayo

0
17

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga barashada Farsamada gacanta KTI ee Magaalada Kismaayo waxaa ka aflaxay dhalinyaro badan ku waas oo bartay xirfado kala qaar koodna hada  ay ku shaqaystaan xirfadihii ay barteen, Xirfadda Solar System-ka ayaana shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.