Arday baratay farsamada gacanta oo Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay Muqdisho

0
69
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayey 260 arday oo gabdha ah kuwaas oo bartay xirfada farsamada gacanta sida Cilaan saarka, harqaan tolista, iyo waxyaabo kale oo lamid ah.
Xaflada shahaadooyin lagu gudoonsiinayey 260 arday ayaa waxaa kaso qeyb galay Agaasimaha guud ee wasaarada Haweenka XFS, Masuliyin katirsan maamulka gobolka Banadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabad.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.