Agab looga Hortagayo Fatahaadaha oo la gaarsiiyay shacabka tuulada Maandheere.

0
12

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masiilyiin katirsan Maamulka gobolka shabeella dhexe iyo kan degmada Jowhar ayaa agab isugu jira rashiin iyo ka hortaga fatahada wabiga shabeelle gaarsiiyay bulshada ku nool tuulada Maandheere.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.