Sunday, May 19, 2024

Kulan ku Saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay deegaanka Qaam-Qaam

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaolka Jubbada hoose...

Maxaabiis ku xirnaa Xabsiyada Muqdisho oo Cafis Madaxweyne lagu sii daayay maanta

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo daahfuray Barnaamijka danabeysan ee la tashiga dadweynaha ee dib u...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa daahfuray barnaamijka danabeysan ee la...

Barnaamijka Dhacdooyinka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:–Awke Ali https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/334328415744684

Barnaamijka Tubta Nabada Qeybtii 379-aad ee Idaacadda Waamo

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin gudbineynaa Barnaamijka Tubta Nabada Qeybtii 379-aad ee Idaacadda Waamo. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/709706664350427

Kitaabka Saxiixul Bukhaari Casharkii 14-aad ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaabka Saxiixul Bukhaari Casharkii 14-aad ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedinaya:-Sheekh Abuukar Xasan Maalin https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/392074883289154

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanada waqooyiga Kismaayo

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland Eng. Ismaaciil Axmed Garas iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tegey...

Barnaamijka Caweyska ee Idaacada Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Caweyska ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:-Mowliid Abdi Kulmiye iyo Awke Ali Awil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/2514163865429129

Deegaanka Buulo-guud oo ay soo gaareen dad kasoo barakacay daadadka roobka iyo fatahaada Wabiga...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-guud ee dhaca Waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa kamid deegaanada ay soo gaarayaan dadka kasoo barakacayo fatahaada Wabiga iyo daadadka roobka oo is...

Wadayaasha Gaadiidka kismaayo oo caqabado kala kulma wadooyinka ay Biyaha fadhiyaan

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabkii ka da'ay magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose iyo nawaxigeeda ayaa samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka madaama wadooyinka...