Boliiska Hirshabeelle iyo Shacabka Jowhar oo ka wada hadlay sidii loo xoojin laha Nabadda

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Jowhar ka socanayay kulanka is dhaxgalka bulshada iyo booliska Degmada oo usoo qaban qaabiyay Maamulka Degmada Jowhar.

Adbinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.