Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga ee Via Uganda 

0
13
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda oo ah wadada isku xirta isgooska Dabka iyo Waddada Dekadda, isla markaana dhex marta Degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inoga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.