Wasaarada Haweenka Koonfur Galbeed oo Qalab Caafimaad ku wareejisey maamulka Isbitaalka Gobolka Baay

0
122

Wasaaradda Haweenka Koonfur-Galbeed Somaliya ayaa Deeq Qalab Caafimaad ku wareejisay Maamulka Isbitalka Gobalka Baay.

Deeqdaan ayaa isugu jirtay dawooyin iyo qalab loogu tala galay in looga hortago Cudurka Carona.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.