Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegay inay billaabi doonto diiwaangelinta Dhaqatiirta iyo Isbitaallada ku yaalla dalka

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka ay billaabeyso dhawaan diiwaangelinta iyo Shati siinta Isbitaallada iyo Dhaqaatiirta ka howlgasha dalka.

Wuxuu sheegay in looga baahan yahay inay kala Shaqeeyaan Arrintaas Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed si ay Bulshadu u helaan Dhaqaatiir iyo Isbitaallo tayo leh oo si wanaagsan ugu adeega.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.