Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Bulshada ugu baaqay ilaalinta Nabadda

0
255

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Nabadda ayaa ah hormarka bulshada,waxayna qiimo u leedahay guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in  beni’aadan walba uu ku noolaado nabad.

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayaa bulshada ugu baaqay ilaaointa Nabadda iyo midnimada guud.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.