Kismaayo:Dhalinyaro Noloshooda ka maareeya dhaqidda Gawaarida iyo Roogga

0
322

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magalaada kismaayo waxaa ku nool dhalinyro u shaqo taga sidii ay ku mareen lahayeen nolshood, iyagoo furta goobo u gaar ah Taasoo ay ku qabtaan dhaqida Roogaga iyo Gawaarida,Iyadoona ay u noqotay xirfada kaliya ee ay ka maareen karaan noloshooda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.