Qaar ka mid ah Wasiirada Jubbaland oo kulan ka yeeshay abaaraha ka jira Deegaanka

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalada Kismaayo ka dhacay kulan looga hadlayey qaabka wax loogu qaban karo dadka ay abaaru saameeyeen ee ku nool deegaanada dowlad goboleedlka Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay,wasiirada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka,wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada,wasiirka Tamarta iyo biyaha iyo sidoo kale gudoomiye ku xigeenka gudiga qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland.
kulanka ayaa waxaa warbixin loogu dhageysanayey gudoomiye ku xigeenka gudiga abaaraha iyo qoxootiga dowlad goboleedka Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.