Dhismaha Wadada Dhoobley oo wax badan ka tartay isku socdka Dadka iyo Gaadiidka

0
9

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Iyado Qeybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka uu ka curtay Roobka Gu’ga Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoosana ay kamid tahay meelaha u ka da’ay ayaa waxaa Isbadal wanaagsan laga dareemayaa Isku socdka Dadka iyo Gaadiidka taasi oo ay sababtay Dhismaha Wadada Dhoobley oo xiligan mareysa heer gabo gabo ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.