Ururka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa Go’aan ka soo saaray Ciyaartoyda ka Ciyaarta Horyaalka Somali National League

0
12
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiriirka Ururka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa soo saaray Go’aano adag oo la xiriira ciyaartoyda ka ciyaara horyaalka heerka koowaad ee dalka ee loo yaqaano Somali National League.
Dhammaan kooxaha heerka 1-aad iyo heerka 2-aad waxaa lagu wargelinayaa koox kasta oo ubaahan ciyaartoyda Somali National League ka ciyaarta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.