Sunday, May 19, 2024

Magaalada Kismaayo oo Laga daahfurtay Tallaalka Cudurka Dabeysha

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka dabeysha waa cudur uu sababo Virus, waxa uuna keeni karaa qofka inuu noqdo naafo, waxa uuna ku badanyahay da’da caruurta,  sidoo kale...

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:- Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/549236260740355

Ururka Kubadda Cagta Jubbaland oo qori tuuray Tartanka Iskuulada Degmada Kismaayo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waayadii dambe waxaa ka socday diyaar garowga ku aaddan Tartanka Iskuulada Degmada Kismaayo, waxaana iskuulada dhamaan ay sameynayeen diyaar garow...

Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:– Sayid Shukri Aadan. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1057506758997110

Madaxweynaha Jubaland oo Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha Jubaland

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada dowlad Goboleedka Jubaland. Gudiga uu magacaabay ayaa...

Warka Habeenimo ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Warka habeenimo ,Waxaana soo Jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed. https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/501639814099236/?t=4

Ardayda Jaamacadda Kismaayo oo Doortay Guddoomiyaha Ardayda Jaamaacada

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo ayaa lagu qabtay doorashada hogaanka ardayda Jaamacada oo sanadkiiba mar la qabto waxaana madasha doorashada ka soo qayb-galay  qaar ka mid...

Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qaybiyay magaalada Kismaayo

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ,Hay'adda barakacayaasha iyo qaxootiga Jubbaland iyo Maamulka Dowladda hoose ee degmada Kismaayo oo is kaashanaya ayaa...

Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo kulan u qabatay bulshada Baarsanguuni

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ayaa kulan ku saabsan is dhex galka ciidanka iyo shacabka ku qabatay deegaanka baarka. Si loo unko xiriir wanaagsan oo...

Hay’adda Qadar Charaty oo daah-furtay mashruuca Udxiyada ee bisha Carafo kaa soo laga fulin...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay'adda Qadar Charaty ayaa daahfurtay mashruuca Udxiyadda ee bisha Carafo kaasoo laga fulin doono guud ahaan dalka, mashruuca Udxiyadda ayaa waxaana loogu talagalay...