Tuesday, February 27, 2024

Abaalmarino kala duwan oo la guddoon siyay Ardeyda Iskuulka Xorgoble ee magaalada Qardho

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabado lagu abaal marinayay 27 arday oo kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanad dugsiyeedka sanadka 2022 2023 ee dugsiga hoose, iyo dhaxe  Xorgoble...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiis ay la galeen Dowlada Turkiga

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan...

Kulan loogu mahad celinayay Dhalinyaradii   ka qaayb qaatay  Gurmadka Fatahada Baladwayne Oo Magaalada kismaayo...

Kiksmaayo(Idaacada Waamo)Gudiigii loo xilsaaray Gurmadka Fatahatihii kadhacay  Magaalada baladwayne Ayaa dib ugu Soo laabtay Magaalada Kismaayo Ka dib markii Deeqdii ay aruuriyan ay gaarsiyeen...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Fartuun Nuur Aadan https://youtu.be/TpD-gc7bY1g

Xaalado nolol xumo oo soo wajahay dadkii ku barakacay fatahaadda Baladweyne

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadkii ka barakacay cabsida fatahadda wabiga Shabelle ee dhax maro magalada Baladweyne oo gaaray degaanada Ceeljaale iyo xodaleey ayaa waxaa heysto xaalad nolol...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–  Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/1304582357084514

Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo soo xirtay Tababar socday muddo 3 cesho ah

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska ee Jubbaland ayaa soo gabagabeeysay mashruuc loogu magac daray CCB  oo  socday muddo 3 sano ah,kaas oo ahaa tayaynta...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo daah-furay miisaaniyadda dowladda

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige oo daah-furay miisaaniyadda dowladda sanadkan ayaa sheegay in ay miisaniyada sanadkan ay korartay taas oo keentay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha deegaanka ee Qaramada midoobay UNEA 5

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno...

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jiro Ururo badan oo ka shaqeeya wacyi gelinta bulshada,Dalxiiska iyo Nadaafada. Ururka Golaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa waxaa uu...