Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo kulan u qabatay bulshada Baarsanguuni

0
345

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ayaa kulan ku saabsan is dhex galka ciidanka iyo shacabka ku qabatay deegaanka baarka.

Si loo unko xiriir wanaagsan oo dhex mara ciidamada iyo shacabka ku sugan deeganada hoos yimaada baarka ayaa waxaa ay wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland kulan ku qabatay deegaankaas..

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.