Monday, July 26, 2021

Barnaamijka Waamo Iyo Waabariga ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Waamo Iyo Waabariga ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:-Hamdi Mahamed Yasiin https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/442570793681968

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:fartuun Nuur Aadan  https://www.facebook.com/488635781648327/videos/126856125926404

Halyeyga Kubada Kolayga NBA Kobe Bryant ayaa Shil Diyaaradeed Ku Geeriyooday

Kismaayo(Idaacada Waamo) Halyeeyga Kubada Kolayga ee NBA Kobe Bryant ayaa Ku Geeriyooday Burbur Soo Gaaray Diyaarad Nooca (Helicopter) oo uu Saarnaa. Kobe Bryant ayaa Dunida...

RASMI: Bayern Munich Oo Ku Dhawaaqay Saxiixa Xiddiga Álvaro Odriozola

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Bayern Munich ayaa Si Rasmi ah u Xaqiijisay Saxiixa Daafaca Kooxda Real Madrid ee Álvaro Odriozola Kaas oo ay Kula Soo...

Isku Aadka 4 Dhamaadka Tartanka Coppa Italia oo Lasoo Saaray

Kismaayo(Idaacada Waamo) Waxaa Lasoo Saaray Kulamada Wareega 4 Dhamaadka Tartanka Coppa Italia Iyada oo ay Ciyaari Doonaa 8 kooxood oo Waaweyn Kuwaas oo Ku...

RASMI: Real Madrid Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Reinier Jesus

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Real Madrid ayaa si Rasmi ah ugu Dhawaaqday in ay Dhamaystirtay Saxiixa Xiddiga Reinier Jesus Kaas oo ay Kala Soo Wareegtay...

RASMI: Kooxda Inter Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Xidiga Ashley Young

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Reer Talyaani ee Inter Milan ayaa si Rasmi ah ugu Dhawaaqday Dhamaystirtay Saxiixa Xiddiga Qabiirka ah ee Ashley Young Kaas oo...

RASMI: Chelsea Oo Heshiis Wakhti Dheer Ah Ka Saxiixatay Xidiga Reece James.

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Chelsea ayaa Heshiis Wakhti Dheer ah Ka Saxiixatay Xiddiga Daafaca uga Ciyaara ee Reece James Kaas oo Mustaqbalkiisa u Dhiibey Kooxda...

Barcelona Oo Ku Dhawaaqday In Uu Ka Tagay Jean Clair-Todibo

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxaha Barcelona iyo Schalke 04 ayaa Ka Heshiiyey Daafaca Jean Clair-Todibo inuu amaah ilaa iyo Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan ugu Wareego Kooxda Reer...

RASMI: Tottenham Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horaysay Ee Suuqa January.

Kismaayo(Idaacada Waamo) Tottenham ayaa Si Rasmi ah u Xaqiijisay in ay Dhamaystirtay Saxiixa Xiddiga Khadka Dhexe ee Gedson Fernandes Kaas oo ay Kala Soo...