Sunday, May 19, 2024

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Xamdi Maxamed Yaasiin

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:–Abdinoor Samriye https://www.youtube.com/watch?v=E4F2O4oiuDQ

Barakacayaasha ku nool kaamka badbaado oo codsaday in laga caawiyo adeegyada cafimaadka

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo makii ay abaarihii dabada dheeraa ku dhufteen Gobalada dalka waxa sii xogeeysanaya arimaha bini'aadanimo ee ka jira dalka waxana dadka ku...

Hay’ada SoDMA oo furtay shirka ka jawaabista arrimaha bini’aaddannimada Soomaaliya ee 2024

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo ee sanadkaan 2024. Shirkan...

Suuqyada Qudaarta magaalada kismayo oo laga dareemayo Sara u kac ballaaran

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Qudaarta ee magaalada kismaayo ayaa waxa ka jirta Qudaar la'aan aad u weyn kadib marki labadii maalin ee la soo dhaafay aan...

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Cabdiraxiim Deeq Muuse

500 oo Qoysas oo ku Nool Degmada Ceeldheer iyo tuulooyinka hoostaga Degmadaasi oo...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa Gargaar u qeybisay 500 oo qoysas ku Nool Degmada Ceeldheer iyo tuulooyinka hoostaga Degmadaasi. Gargarkan lagaarsiiyey ayaa isku jura...

Dadka baahiyaha gaarka qaba Oo Deeq Raashin ah Loogu qeybiyey magaalada Baydhabo

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Baydhabo Iyo Saraakiisha Sare Ciidamada Nabad Ilaalinta ATMIS Ayaa Saakey Gudoomsiiyey Qaar Ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka ah Raashiin loogu...

Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:– Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/290989190306010

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:– Hamdi Mohamed Yaasiin https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/610299120442762