Digniin Laga soo saaray Xoolaha Lagu soo daahayay gudaha magaalda Kismaayo

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa mudooyinki la soodhafay sameyneysay hormar dhanka bilicda ah,iyadoona magaalada u ka socda mashruuca Nagaad oo ah mid lagu dhisaya Laamiya cusub oo Kismaayo yeelata, kaas oo qeyb ka ah hormarka iyo bilicda Magaalada waxana fulinta mashrucan kalin wen kaqadanaya mamulka Degmada kaso horay u soo gabagabeeyay wajiga kowaad ee lamiyada hadana wada wajiga lawaad kaas oo meel wanaagsan maraya.

Hadaba si loo ilaaliyo bilicda magaalada maamuulka Degmada Kismaayo ayaa horay dhowr jeer awaamiir uga soo saaray Xoolaha lagu soo daayay magaalada oo dhibaato ku haya bilicda Magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.