Mashruuca Horumarinta Biyaha deegaanada KG oo Baydhaba laga daah-furay

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlada KGS ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfurtay Mashruuc lagu hormarinayo Arrimaha Biyaha ee Maamulka KGS.

Furitaanka kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiya maamulka Degmada Baydhabo Hay’adaha Caalimiga ah iyo xubno kal socdey shirkadaha ka biyaha ee ka howlgala Magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.