Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowladda Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga- Dheere oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland , Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo iyo Talyaha Amniga Garoonka ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xassan uu ka koobanyahay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.