Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Munaasabad lagu soo xirayay mashruuca Sagal oo socday 2020-2024

0
10
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabada dib logu miclicanayay mashruuc sagal oo socoday mudo afar Sanaha waxaan soo qabanqabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowlada goboleedka Jubbaland oo ka shaneeso Hay’adaha ka howgalo Jubbaland
Mashruuc Sagala ayaa waxaa ka faaidiisay dadka barakacaayasha ah , dadka naafadaha ah ee kunool dowlada goboleedka Jubbaland iyo qaar ka mid ah dadka dan yar ee kunool magaalda Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.