Wasaaradda Haweenka Jubaland oo dadka Naafada gaarsiisay agab muhiim ah

0
9

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qalabkaan Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ay gaarsisay dadka Naafada ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa ka kooban noocyada kala duwan ee agabka ay u baahanyihiin dadka naafada ah kaas oo bahi ween ey u qaween adka Naafada ah,waxaana munaasabadda dadkaan lagu guddoonsinayay agabkaan goob-joog ka ahaa wasiirka Wasaaradda Haweenka jubbaland marwo cadar ismaciil iyo gudomiya ku xigeenka nafada jubbaland oo qalanka kala wareegay Wasirada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.