Hay’adda Maareenta Musiibooyinka qaranka oo gargaar gaarsiisay Isbitaalka degmada Deyniile

0
12
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda mareenta masiwoyinka qaranka somaliyeed ee SoDMA ayaa rashiin kakooban 500 iyo 40 kiish oo qamadi ah ku warejisay mamulka isbitaalka deyniile ee magaalada Muqdisho
Deeqdan ayaa loogu tala galay shaqalaha isbitalka madama isbitaalka u yahay mid dan guud ah waxana ay qeeb katahay deeqaha Hay’adda SoDMA ay ugu talagashay gobaha cafimaadka deeqdan ayaana waxa mamulka isbitalka ku wareejiyay  madaxa cafimaadka Hay’adda SoDMA Cabdullaahi muuse Axmed isagona sheegay ineey laba jibaari donan howlaha nocan ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.