Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley oo cosaday in laga taageero Ciyaaraha

0
9

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa waxaa ka dhisan kooxa badan oo ciyaaro kubadda cagta.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Dhoobley ayaa Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland iyo maamulka degmada ka cosaday in laga taageero horumarinta Ciyaaraha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.