Wasaaradda Caafmaadka Jubbaland oo kulan la qaadatey masuuliyiin ka socday Hay’adda Save the Children

0
23

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafmaadka Jubbaland oo kulan la qaadatey masuuliyiin ka socday Hay’adda Save the Children, Madaxweyne ku xigenka labaad ee Jubbaland, Gudomiyaha hay’adda barakacayasha iyo madax atirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Musiibooyinka Jubbaland wafdiga ayaa booqday goobaha caafimadka ee magalada kismaayo sida Isbitaalka guud ee magaalada iyo xarunta hooyada iyo dhalanka ee Degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.