Shir looga hadlaayey Xaaladaha barakacayaasha oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
16

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa lagu qabtay shir looga hadlaayay wax ka qabashada xalka waara ee barakacayaasha Galmudug, shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiro maamulka gobolka Galgaduud iyo qaar kamid ah degmooyinka Galmudug.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.