Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray mashruuca daris Wanaagga

0
16

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u hishiinta dowladda Jubbaland oo kaashanaysa dawladda Ingiriiska iyo hay’adda Dutch ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuca Daris-wanaag oo ka shaqaynaya xuduudaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.