Super Computer oo Saadaaliyay Kooxda ku guulaysan doonto Champions League

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Super Computer ayaa saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta champions League xilli ciyaareedkan.

Waxa la galay Semi-final-ka tartanka champions League iyada oo ay 4 kooxood ku hadheen tartanka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Real Madrid, Bayern Munich, PSG iyo Borussia Dortmund ayaa iska xaadriyay Semi-final-ka tartanka champons League.

Super Computers Real Madrid siiyay fursad dhan 39,31% in ay ku guulaysato tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxda PSG ayaa la siiyay Fursad dha 27.41% in ay ku guulaysato champions League xili ciyaareedkan.

Koxaha Bayern Munich iyo Dortmund ayaa la kala siiyay 16.90%  iyo 16.38% in ay ku guulaystaan champions League xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.