Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland oo ka warbixisay habsami u socodka Shaqada Wasaaradda

0
23

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland ayaa kamid ah Wasaaradaha muhiimka ah ee ka shaqeeya arimaha bulshada waxaana ay u taagan tahay sidi wax ey uga qaban leheed bahiyaha bulshada iyadoona ay Wasaarada fulisay mashaaric badan oo ay ka fa’ideysteen qaar kamid ah bulshada degmoyinka Jubbaland kuwaas oo kala ah Afmadoow Badhadhe iyo Luuq sido kalena ay gacanta ku heysa mashaariic kale.

Maxamad Ahmad Cali Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland oo xafiiska Wasaarada Warbahinta kula hadlay ayaa kawarbixiyay shaqada Wasaaradda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.