Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadalayay halka waara waxan ka soo qeybgalay madaxweyne ku xigeenka Galmudug. ,wasaradda qarsheynta XFS iyo Qaramada Midoobey .

Kulanka ayaa waxaa intiisa badan loga hadlayay sidii dadka barkacaayasha ay guri u heli lahayeen ayna u dhexgali lahayeen bulshada Kunool Deegaanka Galmudug.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.