Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo ka hadlay muhiimada ay bulshada u leedahay Nabadda

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabaddu waa tiirka kobaad ee wada nolashaha bulshada la aanteedna aanay jirin noloL dhamays tiran oo bulshada dhaxdeeda ah

Isdhax galka iyo nabad kuwada nolashaha bulshada ayaa door wayn ka qaata hormarka iyo xasiloonida wadanka waxaana lagama maar maan ah in si wada jira looga shaqeeyo nabada iyo wada jirka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.