Madaxa shaybaarka guud ee degmada Kismaayo oo ka hadlay faa’iidooyinka ay leedahay dhiig Shubidda

0
17
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka weyn ee degmada Kismayo ayaa waxuu ka mid yahay isbitaalada bixiya dhiiga shubida magaalada waxaan dhiiga lagu shubaa  si bilaasha ah Bukaanada jiifa isbitaalka iyo kuwa  dhiiga ku yar ee u bahan in lagu sameeyo qalinka.
Dhalinyro badan ayaa inta badan ku sadaqeysta dhiiga bukaanada jiifa isbitaalka weyn ee degmada Kismaayo kuwaas oo mar kasta u bahan in si deg deg ah  lagu shubo dhiiga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.