Mid kamid ah Dhalinyarada Baladweyne oo nolosha Qoyskiisa kamaareeya iibinta Xabad-sowdada

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maxamed Shariif oo kamid ah xoogstada kunool magaalada Baladweyne ayaa nololosha reerkiis kamaareeyo iibinta malabka iyo xabad soowadada.

Malabka iyo Xabad-sowdada ayaa waxaa ka iibstado bulshada Magaalada baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.