Madaxwayne ku xigeenka labaad ee Jubbaland oo kulan la qaatay Wafti ka socoday hay’ada save the Children

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kusimaha Madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee dowlad Gobaleedka Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa  qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafti ka socday hay’adda save the children, oo booqasho ku yimid Jubbalan

kulanka   oo diirada lagu saaray arimaha cafimaadka ayaa waxa sidoo kale goobjoog ahaa wasiirka wasarada Cafimaadka iyo Dryeelka jubbaland Agaasimaha guud ee wasrada iyo xubno kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.