Madaxda Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hay’adda Unsom

0
20
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan u dhexeeya Wasaraddda cadaaladda Jubbaland iyo Hay’adda Unsom waxa ayna ka wada hadleen sidii loo sii hormarina lahaa arimaha cadaalada Jubbaland
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha dastuurka Jubbaland Cabdullahi Cabdikadir Aadan Qaanuuni ayaa ka warbixiyay markuu soo idlaaday kulanka waxyabihii ay ka wada hadleen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.