Cole Palmer Oo Isku Qoray Taariikhda Kooxda Chelsea

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xiddiga kooxda chelsea ee Cole Palmer ayaa sii wada wacdarihii uu dhigayay xilli ciyaareedkan.

Cole Palmer ayaa dhaliyay 2 gool kulanka Everton isaga oo sii dheeraystay goolashiisa xilli ciyaareedkan.

Xiddiga Cole Palmer ayaa noqday xiddiga ugu muhiimsan kooxda chelsea xilli ciyaareedkan isaga oo muujiyay tayadiisa marar badan.

Cole Palmer ayaa isku qoray taariikhda kooxda chelsea kadib labadii gool ee uu u dhaliyay kooxdiisa.

Xiddiga Cole Palmer ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee gool dhaliya 7 kulan oo xidhiidh ah horyaalka premier League kana dhaca Stamford Bridge.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.