Hooyo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee Baladweyne oo codsatay in la caawiyo

0
16

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hooyo Ruquyo Cabdi Fiidow oo ku nool kaamka cadaleey ee maagalada Baladweyne ayaa lasoo darastay xaalad nolol xumo maadama ay heyso 8 curuur ah uu dhalay wiilkeeda kaas oo aan hadda la joogin ubadkiisa.

Hooyo Ruquyo ayaa araga naafa ka ah waxaana caruurteda ay u baahan yihiin daryeel caafimaad iyo mid wax barasho mana awoodo sida ey sheegtay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.