Ganacsatada Dhoobley oo door muhiim ah ka qaadanaya hormarinta Nabadda

0
145
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabaddu waa mid kamida Tirirka  nolasha Adamaha aas-aasiga u ah waana   xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro Nabadu waxay lagamamarmaan u tahay Jiritaanka Nolasha  Nolaha
30 kii sano ee lasoo dhafay soommaliya ayaa waxay la daladhacaysay xaalad xasilooni daro ah taasi  oo ka dhalatay Qalalaase siyaasadeed oo Xarkaha Koostay sabay in balshadii somaliyeed  ay u qaxaan wadamada dariska ah si ay nolal uga raadsadaan ugaadhii Duur joogta ahayd oo ay somaliya Qaniga ku ahayd ayaa iyana ka talaabay xuduudaha wadamada darka ah si ay u helaan xasilooni
qaar kamid ah Ganacsatada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada hoose  ayaa kawarbixiyay doorka ay ganacstadu ku leeyihiin horumarinta nabadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.