Maamulka Degmada Dhuusamareeb oo jaaliyadda Galmudug ugu baaqay inay kaqayb qaataan horumarinta caasimada Galmudug.

0
155

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kadib kulan ay soo agaasimeen madaxda sare ee magaalada Dhusamareeb ee caasimada Dowlad Goboledka Galmudug ayana kaso qeybgaleen masuuliyiin iskugu jirta labada heer ee Maamul  Goboledka Galmudug waxa ay jaaliyada ku nool dalka dhibadhiisa ee kaso jeeda deganada kala duwan ee Galmudug ka codsadeen in ay qeyb ka noqdaan horumariinta caasimada iyo deeganada hoos yimada islamarkana ay diib ugu soo labtaan Magaalada dhusamareeb.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.