Dhalinyarada ku shaqaysta xirfadda Baabuur dhaqista oo ka warbixiyay habka ay u shaqeeyaan

0
202

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyada oo Dalka somaliya 70% lagu qiyaaso dadka kunool inay dhalinyaro yihiin ayaa waxa dhalinyarada haysta Shaqo la’aan baahsan taso sbbtay in dhalinyaro barani ay u hajiraan wadamada Europe iyo Ameerica si ay nolal uga radsadaan. Hase ahatee waxa dhanka kale  jira dhalinyaro ku dhiiratay inay ka shaqaystaan dalkooda ayna qabtaan shaqooyin Adag si ay ula hardamaan waayaha Adag ee nolasha,Shaqada  baabuur dhaqista ayaa ka mida shaqoiyinka ay qabtaan dhalinyarada manta si ay ugalaso baxaan nolalmalmeedkooda iyo tan qaysaskooda.

Qaar ka mida Dhalinyarada ku shaqaysta xirfada baabuur dhaqista ee kunool magalada kismaayo ayaa Idacada waamo uga warbixiyay shaqada ay qabtaan iyo caqabadaha ay kala kulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.