Wareysi:Agaasimaha Waaxda Farsamada Gacanta Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland

0
278

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waaxda Farsamada Gacanta ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa uu ka hadlay Ahmiyadda ay leedahay Farsamada Gacanta,isagoona ka sheekeeyay heerarkii kala duwanaa ee Farsamada Gacanta ee dalka.

Wariyaheena Cabdinuur Samriye ayaa wareysigaan la yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.