Ol’ola Nadaafadeed oo laga bilaabay Magalaada  Kismaayo

0
339

Kismaayo-(Idaacada Waamo)-Ka shaqeynta Nadaafada ayaa waxay horseedaa in ay yaraadaan Cudurada ka dhasha Nadaafad darrada,waxaana ina amreyso in aan ku dedaalno Diinteena Islaamka.

Ol’olahan Nadaafadeed oo socon doono muddo 3 casho ah ayaa waxaa ka qeyb galaya Ururada Bulshada ee ka dhisan magaalada Kismaayo,waxaana looga gol leeyahay in lagu soo celiyo waddooyinka hal bowlaha u ah magaalada.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.