Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda dhalinyarad iyo ciyaaraha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magacawday Guddiga Doorashyinka oo kakooban 15 xubnood oo kashaqeyn Donna Dorashoyinka ururada dhalinayrada Jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.