Cabdalle biroole(Idaacada Waamo)Deegaanka Cadile Biroole Waxaa uu ka mid yahay Deegaanada Dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo waxaana dadka ku nool badan koodu ay yihiin kuwo noloshodu ay ku tiirsantahay Dhaqashada xoolaha.
Bulshada Deegankasi ku nool inta badan mahelaan adeegyada aas asiga u ah nolosha binaa,aadanka .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.