Isku soo bax lagu taageeraayey Caleemasaarka Madaxweyne Jubbaland oo lagu qabtay Deegaanka Dhoobley 

0
340
Kismaayo(Waamo Radio)Dadweyne Aad u Badan oo taagerayey Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed  Islaam oo ka dhacay Magaalada kismaayo iyadona uu qeeyb ka ahaa isu soobaxan maamulka deegaanka dhoobley
Hadaba waa ku wan dad kii ka qeyb galay isku soobaxa oo ka hadlaya fikir kooda iyo sida ay ugu farax san yihiin caleema saarka madaxweynaha jubbaland
Dhanka kale maamulka deegaanka dhooblay ayaa si wada jir ah u taageeray caleema saarka madaxwenaha iyagoona u mahad celiyey dhamaan madaxdii ka soo qeyb gashay.
Waxaa Warbixintaan inoo haysa:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here