Kismaayo(Waamo Radio)Kulankaan Oo Kadhacay Xaruunta Wasarada Ay So Qaban Qabisay Wasarad Gadidka Dowlada Gobboleedka Jubbalan Aya Waxaa Kasoo Qeyb Galaya Wasiirka wasarada Gaadidka Wasiir Kuxigeenka Wasarad Gadiidka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasarada Gaadidka Jubbaland Iyo Gudoomiyah Gudiga Gadidika Ee Baarlamaanka Soomaalia.
Kulanka Ayaa Intiisa Badan Lagu Falanqeyay Caqabadihii Kadhashaya Xinibaadii Ay Dowlada Somalia Saartay Diyaradihii Sida Tooska Ahaa umaanjiray Kismaayo
Agaasimaha Guud Ee Wasarada Gadiidka Jubbaland Sacid Abdulahi Macalin Maxamed Ayaa Ugu Horeen Waxaa Warbaahinta Uaqriyay warmurtiyeed Ay Jubbaland Kasoo Saartay Caqabadihii Kadhashay Xanibaada Diyaradaha Kadhashaya
Gudoomiyah Gudiga Gadidika Ee Baarlamaanka Soomaalia Xildhibaan Cabdifatax Ismaciil Daahir Ayaa Shegay in Ay Baarlamaanka Horgeen Donan Dhibaatooyinka Kadhasahay Xanibadii Diyarada Ee Kismaayo
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed.