Deegaanka Cabdalle biroole oo la sheegay in ay ka Jiraan Baahiyo dhanka Nolosha ah.

0
286

Cabdalle biroole(Idaacada Waamo)Deegaanka Cadile Biroole  Waxaa uu ka mid yahay Deegaanada  Dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo waxaana dadka ku nool badan koodu ay yihiin kuwo noloshodu ay ku tiirsantahay  Dhaqashada xoolaha.

Bulshada Deegankasi ku nool  inta badan mahelaan  adeegyada aas asiga u ah nolosha binaa,aadanka .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here